Sunday, August 11, 2013

Muqdisho Munaasabada Ciidul fitriga oo shacab farabadan maanta si weyn ugu Ciideen Xeebta Liido Daawo (SAWIRADA)


Ayada oo lagu gudo jiro maalmaha farxada iyo dabaal dega munaasabada ciidulfitriga ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan ayaa dadweyne aad u fara badan  maanta si weyn ugu ciideen xeebta Liido iyo Daljirka Daahsoon oo dhowaan dib u dhis uu ku sameeyey maamulka gobolka Banaadir.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada dabaal dega shacabka Muqdisho ee daawasho wacan. 

Source: Radio Muqdisho.

Liido iyo Ciida (1)

Liido iyo Ciida (2)
Liido iyo Ciida (3)
Liido iyo Ciida (4)

Liido iyo Ciida (5)

Liido iyo Ciida (6)

Liido iyo Ciida (7)

Liido iyo Ciida (8)

Liido iyo Ciida (9)

Liido iyo Ciida (10)

Liido iyo Ciida (11)

Liido iyo Ciida (12)

Liido iyo Ciida (13)

Liido iyo Ciida (14)

Liido iyo Ciida (15)

Liido iyo Ciida (16)

Liido iyo Ciida (17)

Liido iyo Ciida (18)

Liido iyo Ciida (19)

Liido iyo Ciida (20)

Liido iyo Ciida (21)

Liido iyo Ciida (22)

Liido iyo Ciida (23)

Liido iyo Ciida (24)

Liido iyo Ciida (25)

Liido iyo Ciida (26)

Liido iyo Ciida (27)

Liido iyo Ciida (28)

Liido iyo Ciida (29)

Daljirka Iyo Ciida (1)

Daljirka Iyo Ciida (2)

Daljirka Iyo Ciida (3)

Daljirka Iyo Ciida (4)

Daljirka Iyo Ciida (5)

Daljirka Iyo Ciida (6)

Daljirka Iyo Ciida (7)

Daljirka Iyo Ciida (8)

Daljirka Iyo Ciida (9)

Daljirka Iyo Ciida (10)

Daljirka Iyo Ciida (11)

Daljirka Iyo Ciida (12)

Daljirka Iyo Ciida (13)

Daljirka Iyo Ciida (14)

Daljirka Iyo Ciida (15)

Daljirka Iyo Ciida (16)

No comments:

Post a Comment