Waa presentation uu qofka Somaliga ah wax badan ka fahmi karo sida ay Kenya ku soo gashay Somalia iyo abaabulkii loo soo galay soo gelidda Somalia, illaa intee dowladdii ku meelgaarka aheed ee jirtay waqtigaas ay wax ka ogeed ujeedada runta ah ee ay Kenya u soo gashay Somalia, waxa maanta ka socda Jubada Hose ee Somalia yaa sabab u ah, yeyse dan u tahay, maxay dowladda Somalia ee maanta jirta ka qaban kartaa xaaladda cakiran ee Jubbada Hoose.. Waxaas oo su'aal ah jawaabtooda ayaa laga yaabaa inaad ka hesho dhageysiga presentationkaan, bal u quur 1 saac oo waqtigaaga haddii aad daneyneyso arrimahaas.
Source: MP H.E. Ali-nur (Bodaye)

No comments:
Post a Comment